Askar dil iyo Dhaawac u geestay labo Gabdhood oo Walaalo ah oo xukun lagu riday (Sawirro)

Maxkamada darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukuno isugu jira dil iyo xabsi ciidan ku riday labo askari oo lagu helay in dil iyo dhaaac u geesteen labo gabdhood oo walaalo ahaa. Xasan Muuse Warsame iyo Xasan Xuseen Maxamed ayaa loo heystaa in ay si bareer ah  ugu fureen rasaas laba gabdhood … Continue reading Askar dil iyo Dhaawac u geestay labo Gabdhood oo Walaalo ah oo xukun lagu riday (Sawirro)